Mid ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka dhoofay (Sawirro)

Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel-gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed kedib safar muddo qaatay oo uu ku joogay magaaladda Muqadisho. Lafta Gareen iyo Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa Muqdisho u joogay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Arimaha Doorashooyinka, kaasoo ay ka qeyb galayeen Madaxda Qaranka, … Continue reading Mid ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka dhoofay (Sawirro)